HomeWararBaarlamaanka Soomaaliya oo ka doodi doona Xil ka qaadista Ceydiid Ilka Xanaf

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka doodi doona Xil ka qaadista Ceydiid Ilka Xanaf

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ka doodaya xil ka qaadistii lagu sameeyay gudoomiyihii Maxkamada Sare Ceydiid Ilka Xanaf. Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan uu dalbaday gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed (Cismaan Jawaari). Sharci ahaanshaha xil ka qaadista Ceydiid Ilka Xanaf ayaa muran weyn laga keenay sida wararka ay sheegayan. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta ka doodaya xil ka qaadistii lagu sameeyay gudoomiyihii Maxkamada Sare Ceydiid Ilka Xanaf.

Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan uu dalbaday gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed (Cismaan Jawaari).

- Advertisement -

Sharci ahaanshaha xil ka qaadista Ceydiid Ilka Xanaf ayaa muran weyn laga keenay sida wararka ay sheegayan.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa shalay xilka ka qaaday gudoomiyihii maxkamada sare ee dalka mudane Ceydiid Ilka Xanaf isaga oo ku bedelay Dr Ibraahim Suleyman Iidle oo hore u ahaan jiray qareenkii guud ee Somaliland.

Latest stories