HomeWararTahriibayaal la soo badbaadiyay oo la geeyay magaalada Boosaaso

Tahriibayaal la soo badbaadiyay oo la geeyay magaalada Boosaaso

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Tahriibayaal gaaraya 90 ruux oo ay Soomaali ku jiran ayaa lagu soo waramayaa in la geeyay dekada magaalada Boosaaso kadib markii uu badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Jarmalka. Radio Dalsan ayaa seddex cisho ka hor baahisay in markab Jarmalka laga leeyahay inuu badbaadiyay tahriibayaal Soomaali u badan oo badda ku jiray muddo 9 cisho ah. […]

- Advertisement -

Tahriibayaal gaaraya 90 ruux oo ay Soomaali ku jiran ayaa lagu soo waramayaa in la geeyay dekada magaalada Boosaaso kadib markii uu badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Jarmalka.

Radio Dalsan ayaa seddex cisho ka hor baahisay in markab Jarmalka laga leeyahay inuu badbaadiyay tahriibayaal Soomaali u badan oo badda ku jiray muddo 9 cisho ah.

- Advertisement -

Dowlada Soomaaliya iyo Hey’adaha xuquuqda aadanaha ayaa ka digay Tahriibka dhalinyarada waxaana dalka oo dhan ka socda olole balaaran oo looga soo horjeedo tahriibka.

Dhawaan ayay ahayd markii ku dhawaad 500 oo tahriibayaal ah ay ku dhinten badda Mediterreanka kadib markii ay degtay doon dadkasi ay saarnayen.

- Advertisement -

Laba boqol oo Soomaali ah dad lagu qiyaasay ayaa saarnaa doontasi degtay inkastoo Dowlada Soomaaliya ay xaqiijin weysay tiradasi.

Latest stories