HomeWararDEG DEG: Ciidamada dowlada oo toogasho ku dilay seddex carruur ah

DEG DEG: Ciidamada dowlada oo toogasho ku dilay seddex carruur ah

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka ka imaanaya degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Askar dowlada ka tirsan ay toogasho ku dileen seddex carruur ah. Dadka la dilay ayaa lagu kala sheegay Abshir Aweiys Salax 20 sanno jir,Sundus Cabdirashid 6 sanno iyo Hibaq Cabdilahi Maxamed 9 jir ah,sarkaal dowlada ka tirsan ayaa sidaasi u xaqiijiyay radio Dalsan.

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Askar dowlada ka tirsan ay toogasho ku dileen seddex carruur ah.

Dadka la dilay ayaa lagu kala sheegay Abshir Aweiys Salax 20 sanno jir,Sundus Cabdirashid 6 sanno iyo Hibaq Cabdilahi Maxamed 9 jir ah,sarkaal dowlada ka tirsan ayaa sidaasi u xaqiijiyay radio Dalsan.

Latest stories