HomeWararSafaarada Soomaalida ee Masar oo xaqiijisay iney quustay doon ay la socdeen...

Safaarada Soomaalida ee Masar oo xaqiijisay iney quustay doon ay la socdeen 400 oo ruux

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Safaarada Soomaalida ee dalka Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay quustay doon ay la socden ugu yaraan 400 oo u badnaa muhaajiriin Soomaali ah sida aan ka soo xiganay BBC Carabi. Dadka muhaajiriinta oo ka soo barakacay dalalka Soomaaliya,Itoobiya iyo Eritareeya ayaa saarnaa ilaa iyo 4 doon sida wararka ay sheegayan. Dadka […]

- Advertisement -

Safaarada Soomaalida ee dalka Masar ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay quustay doon ay la socden ugu yaraan 400 oo u badnaa muhaajiriin Soomaali ah sida aan ka soo xiganay BBC Carabi.

Dadka muhaajiriinta oo ka soo barakacay dalalka Soomaaliya,Itoobiya iyo Eritareeya ayaa saarnaa ilaa iyo 4 doon sida wararka ay sheegayan.

- Advertisement -

Dadka dhintay waxa kamid seddex dhalinyaro ah oo ka soo jeeda hal qoys oo Soomaali ah sida ay shaacisay BBC.

Latest stories