HomeWararAfar Doon oo siday dad u badan Soomaali oo ku degay xeebaha...

Afar Doon oo siday dad u badan Soomaali oo ku degay xeebaha Dalka Masar

Date:

Related stories

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Ugu yaraan 400 oo ruux oo muhaajiriin ahaa ayaa saarnaa afar doon oo maanta ku degay xeebaha dalka Masar iyagga oo ku siijeeday xeebaha dhinaca Yurub gaar ahaan Talyaaniga. Wararka qaar ayaa sheegaya in ku dhawaad 200 oo Soomaali ah iney saarnayen 4 doon balse ilaa iyo imminka ma jiran ila wareedyo xaqiijin kara. #Somalia […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 400 oo ruux oo muhaajiriin ahaa ayaa saarnaa afar doon oo maanta ku degay xeebaha dalka Masar iyagga oo ku siijeeday xeebaha dhinaca Yurub gaar ahaan Talyaaniga.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ku dhawaad 200 oo Soomaali ah iney saarnayen 4 doon balse ilaa iyo imminka ma jiran ila wareedyo xaqiijin kara.

- Advertisement -

Latest stories