HomeWarar ​Ugu yaraan 140 qof oo Ethiopian ah oo lagu dilay xuduudka dalka...

 ​Ugu yaraan 140 qof oo Ethiopian ah oo lagu dilay xuduudka dalka Koonfurta Sudan

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in maleeshiyo hubeysan oo ka timid Koonfurta Sudan ay dileen ugu yaraan 140 qof oo ay ku jireen Haween iyo Carruur ku noolaa Deegaanka Jakaya ee Gobalka Gambeella ee Ethiopia, kuna dhow xuduudka labada dal. Qoraalka waxaa kaloo lagu shegeay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in maleeshiyo hubeysan oo ka timid Koonfurta Sudan ay dileen ugu yaraan 140 qof oo ay ku jireen Haween iyo Carruur ku noolaa Deegaanka Jakaya ee Gobalka Gambeella ee Ethiopia, kuna dhow xuduudka labada dal.

Qoraalka waxaa kaloo lagu shegeay inay Ciiddanka Ethiopia ka gudbeen xuduudka, isla markaana ay soo dileen 60 ka mid ah Maleeshiyadda hubeysan ee dadka rayidka dilay.

- Advertisement -

Maleeshiyadda weerarka geysatay ayaa la sheegay inaysan wax xiriir ah la lahayn dowladda Koonfurta Sudan ama Kooxaha kale ee hubeysan ee ka dhisan dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts