HomeWararTahriibayaal Somalia iyo kuwa ka soo jeeda Geeska Afrika oo laga soo...

Tahriibayaal Somalia iyo kuwa ka soo jeeda Geeska Afrika oo laga soo masaafuriyey dalka Costa Rica

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Saraakiisha Dowladda Panama waxay ku eedeeyeen dalka ay deriska yihiin ee Costa Rica inay dalkeeda ka soo masaafurisay 250 Tahriibayaal ka yimid Geeska Afrika. Agaasimaha Adeegga Socdaalka Qaranka ee dalka Panama, Javier Carrilo ayaa sheegay inaysan Dowladda Costa Rica wax xiriir ah la soo samaynin. ka hor intaysan Tahriibayaashaasi u soo daad-gureynin dhulka fog ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Dowladda Panama waxay ku eedeeyeen dalka ay deriska yihiin ee Costa Rica inay dalkeeda ka soo masaafurisay 250 Tahriibayaal ka yimid Geeska Afrika.

Agaasimaha Adeegga Socdaalka Qaranka ee dalka Panama, Javier Carrilo ayaa sheegay inaysan Dowladda Costa Rica wax xiriir ah la soo samaynin. ka hor intaysan Tahriibayaashaasi u soo daad-gureynin dhulka fog ee dalkaasi ee ku dhow xuduudka Panama.

- Advertisement -

Javier Carrilo waxa uu sheegay inaysan kala caddaynin inay Tahriibayaashaasi markeedii hore Panama kaga gudbeen xududuuka Costa Rica ee lagu qabtay., wuxuuna tilmaamay in Tahriibayaashaasi u kala dhasheen dalalka Somalia, Eritrea iyo Ethiopia.

Dhinaca kale, Maamulayaasha dalka Costa Rica waxay sheegeen inay in ka badan Kun Tahriibayaal ka soo jeeda Afrika iyo Kuuba oo dhinaca Panama ka soo galay Costa rica in qaarkood lagu khasbay inay ku laabtaan dalkii ay ka soo socdaaleen.

Inta badan Tahriibayaasha waxay dalalka Panama, Costa Rica iyo Meksiko uga sii gudbaan dalka Maraykanka, si ay uga helaan Magangelyo Qaxooti iyo Nolol ka fiican noloshii ay ka soo dudeen iyo Nbaad la’aanta ka jirta Qaaradda Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts