HomeWararCiidamada Dowlada oo Howlgalo ka sameeyay Degmada Qoryooley

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo ka sameeyay Degmada Qoryooley

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose waxay ku soo qab qabten dad badan oo ay ka shakiyen. Howlgalka ayaa yimid kadib markii shalay halkasi lagu dilay Madaxii amniga degmadasi Axmed Buulle iyo askari ilaalo u ahaa. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada ay gacanta […]

- Advertisement -

Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose waxay ku soo qab qabten dad badan oo ay ka shakiyen.

Howlgalka ayaa yimid kadib markii shalay halkasi lagu dilay Madaxii amniga degmadasi Axmed Buulle iyo askari ilaalo u ahaa.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada ay gacanta ku soo dhigen nin la sheegay inuu dilkasi ka dambeeyay.

Latest stories