HomeWarar(LA-YAABKA & SAWIRO): Nin shimbiro ku soo qariyey surwaalkiisa oo  la qabtay.

(LA-YAABKA & SAWIRO): Nin shimbiro ku soo qariyey surwaalkiisa oo  la qabtay.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Nin ka mid ahaa Rakaab Diyaaradeed oo doonayey inuu si qarsoodi ah Diyaarad la raaco Shimbiro uu ku soo hoos qariyey Surwaalkiisa ayaa la qabtay. Ninkaasi oo aan magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inuu doonayey inuu Shimbirahaasi u iib geeyo Jesiiradda Taiwan. Saraakiisha Waaxda Canshuuraha ee Garoonka Caalamig ee diyaaradaha ee Nhat International Airport […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Male passenger was caught smuggling live birds through Tan Son Nhat Airport, Vietnam, by strapping them to his legs (above)Nin ka mid ahaa Rakaab Diyaaradeed oo doonayey inuu si qarsoodi ah Diyaarad la raaco Shimbiro uu ku soo hoos qariyey Surwaalkiisa ayaa la qabtay.

Ninkaasi oo aan magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inuu doonayey inuu Shimbirahaasi u iib geeyo Jesiiradda Taiwan.

- Advertisement -

Saraakiisha Waaxda Canshuuraha ee Garoonka Caalamig ee diyaaradaha ee Nhat International Airport oo ku yaalla magaalladda Ho Chi Minh City ee dalka Vietnam ayaa la sheegay inay ninkaasi qabteen maalintii Isniinta ee la soo dhaafay.

Ninkaasi ayaa la sheegay inuu watay 18 Shimbiro Nool, oo uu qaarkooda ku hoos qariyey Surwaalkiisa, halka kuwo kale uu ku soo cabeeyey Shandadihii uu watay.

11 ka mid ah Shimbiraha lagu qabtay ninkaasi ayaa la sheegay inay ka mid ahaayeen  noocyadda aadka loo ilaaliyo ee laga baqanayo inay Caalamka ka dabar go’aan.

- Advertisement -

Most of the birds were wrapped in special pouches and some were in boxes and packed into his luggage

Male passenger was caught smuggling live birds through Tan Son Nhat Airport, Vietnam, by strapping them to his legs (above)

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts