HomeWararAskarigii Maraykanka ee sheegtay inuu dilay Osama Bin Ladin oo la xiray.

Askarigii Maraykanka ee sheegtay inuu dilay Osama Bin Ladin oo la xiray.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Askarigaasi oo  lagu magacaabo kana Robert O’Neil kana tirsanaan jirey Ciiddanka Tababaran ee Mariniska Maraykanka ayaa la sheegay in shalay lagu xiray  magaalladda Montana, kadib, markii ay Boliska qabteen isagoo sarqaansan oo dhinac jiifa Gaarigaasi. O’Neil waxa uu beeniyey inuu cabsan yahay, balse waxa uu Boliska u sheegay inuu isticmaalay Daawo ka caawisa inuu hurdo, […]

- Advertisement -

Askarigaasi oo  lagu magacaabo kana Robert O’Neil kana tirsanaan jirey Ciiddanka Tababaran ee Mariniska Maraykanka ayaa la sheegay in shalay lagu xiray  magaalladda Montana, kadib, markii ay Boliska qabteen isagoo sarqaansan oo dhinac jiifa Gaarigaasi.

O’Neil waxa uu beeniyey inuu cabsan yahay, balse waxa uu Boliska u sheegay inuu isticmaalay Daawo ka caawisa inuu hurdo, wuxuuna diiday in dhiigiisa laga baaro inuu cabsan yahay iyo in kale.

- Advertisement -

Boliska wey sii daayeen O’Neil, kadib, markii uu bixiyey lacag debaaji ah oo dhan 685 Dollar, waana markii ugu horreysay ee Askarigaasi la xiro.

Ninkaasi waxa uu Ciiddanka Badda Maraykanka ku biiray sannadkii 1995-kii, wuxuuna ka qeyb qaatay Hawlgalkii 2009-kii lagu soo badbaadiyey Kabtankii Markab Ganacsi oo ay Maraykanka leeyihiin oo lagu afduubtay Xeebaha Somalia.

Afduubkaasi waxaa markii dambe laga sameeyey Filimka caanka baxay ee Captain Phillips.

- Advertisement -

Robert O’Neill2©Radio Dalsan

Latest stories