HomeWararRaggii dilay Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo la qisaasay.

Raggii dilay Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo la qisaasay.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Barxadda Dugsiga Tababarka Boliska (Scoula Polizia) ee Degmadda Xamar Jajab waxaa sakayto lagu toogtay labadii nin ee wax ka maleegay falkii lagu dilay Allaha U Naxariistee Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd Shaqaalaha Warbaahinta Qaranka (Radio Muqdisho iyo SNTV. Gacan-ku-dhiiglayaasha la toogtay ayaa lagu kala magacaabi jirey C/risaaq Maxamed Barrow iyo Xasan Nuur Cali […]

- Advertisement -

Barxadda Dugsiga Tababarka Boliska (Scoula Polizia) ee Degmadda Xamar Jajab waxaa sakayto lagu toogtay labadii nin ee wax ka maleegay falkii lagu dilay Allaha U Naxariistee Weriye Hindiya Xaaji Maxamed oo ka tirsanayd Shaqaalaha Warbaahinta Qaranka (Radio Muqdisho iyo SNTV.

Gacan-ku-dhiiglayaasha la toogtay ayaa lagu kala magacaabi jirey C/risaaq Maxamed Barrow iyo Xasan Nuur Cali Faarax.

- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee Ciiddanka Qalabka Sida ayaa ku riday Xukunka dilka, iyadoo dhowr kalena lagu kala xukumay Xasi Daa’im iyo Xabsi ilaa 15-sanno ah.

Marxuumadda ayaa u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray qarax miino oo loogu rakibay gaarigeeda taariikhdu markii ay ahayd bishii December 3-dii ee sannadkii hore.

Allaha U Naxariisto Marxuumadda waxay ifka kaga tegtay 4 wiil iyo gabadh,  waxaana Seygeeda, Liibaan Cali Nuur oo ahaa Saxafi caan ah isagana lagu dilay weerar ay Alshabaab ka geysteen magaalladda Muqdisho bishii September ee sannadkii 2012-kii.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories