HomeWarar(SAWIRO): Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qarixii Gaalkacayo

(SAWIRO): Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qarixii Gaalkacayo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda, Sheekh C/casiis Abu Muscab  ayaa sheegay inay Alshabaab ka dambeeyeen weerarkii maanta ka dhacay magaalladda Gaalkacayo ee lagu dilay Mas’uuliyiin iyo Askar ka tirsan Maamulka Puntland. Afhayeenka ayaa sheegay inay Isqarxintaasi ku dileen Madixii Maaliyadda ee Maamulka Puntland ugu qaabilsanaa magaalladda Gaalkacayo, Saciid Cali Yuusuf  (Gaada-yare) iyo dhowr Saraakiil Bolis […]

- Advertisement -

Afhayeenka Alshabaab ugu qaabilsan Hawlgalladda, Sheekh C/casiis Abu Muscab  ayaa sheegay inay Alshabaab ka dambeeyeen weerarkii maanta ka dhacay magaalladda Gaalkacayo ee lagu dilay Mas’uuliyiin iyo Askar ka tirsan Maamulka Puntland.

Afhayeenka ayaa sheegay inay Isqarxintaasi ku dileen Madixii Maaliyadda ee Maamulka Puntland ugu qaabilsanaa magaalladda Gaalkacayo, Saciid Cali Yuusuf  (Gaada-yare) iyo dhowr Saraakiil Bolis oo isaga ilaalinaysay, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in uu Mas’uulkaasi ahaa Isku-xiraha Maamulka Puntland iyo Dowladda Ethiopia, waa sida uu hadalka u yiri Afhayeenka Alshabaab ee dhinaca Hawlgalladda.

Dhinaca kale, Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan inuu falka isqarxinta ka dhaacay Maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taalla meel ku dhow Hotelka Uunlaaye ee Waqooyiga Gaalkacayo.

Ninka Is-qarxiyey ayaa la sheegay inuu gaariga u dhaqi jirey Mas’uuliyiinta ku sugan Gaalkacayo, gaar ahaan Mas’uulkii uu maanta isku dhinac qarxiyey ee ahaa Madixii Maaliyadda Puntland ee Gaalkacayo, Saciid Cali Yuusuf.

- Advertisement -

Ilaa haatan waxaa la xaqiijiyey inay 6 qof ku geeriyoodeen Is-qarxinta ka dhacday Waqooyiga Gaalkacayo, waxaana dadka geeriyooday ku jiray ciyaal Baalashle (Caseeyayaal ahaa).
QARAXA GAALKACAYO QARAXA GAALKACAYO5

©Radio Dalsan

Latest stories