HomeWararMidowga Afrika oo walaac ka muujiyey shixnadaha hubka loo soo daabulayo Somalia.

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyey shixnadaha hubka loo soo daabulayo Somalia.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliye-xigeenka Ciiddanka Miodwga Afrika ee ku sugan dalka Somalia, Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa sheegay inay khatar dhalin karaan haddii shixnado hub ah soo gaaraan Somalia. Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Kooban oo uu siiyey Wargeyska The Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda, wuxuuna tilmaamay inuusan isagu xilligan ka hadli […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye-xigeenka Ciiddanka Miodwga Afrika ee ku sugan dalka Somalia, Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa sheegay inay khatar dhalin karaan haddii shixnado hub ah soo gaaraan Somalia.

Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi Kooban oo uu siiyey Wargeyska The Monitor ee ka soo baxa dalka Uganda, wuxuuna tilmaamay inuusan isagu xilligan ka hadli karin arrintaasi, balse Mas’uulka keliya ee laga wareysanayo  arrintaasi uu yahay Ergayga Gaarka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia.

- Advertisement -

Wargeyska waxa uu qoray inay awoodi kari waayeen inay Ergayga AU-da ee Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Francisco Jose Madeira ka wareystaan arrinkaasi, maadaama uu Telefoonka Mas’uulkaasi dansanaa.

Walaacan ayaa yimid, kadib, markii ay Mariniska Fraansiiska ee la socda Markabka Dagaalka Faraniiska ee FS Provence shalay qabteen dooni waday shixnad hub u badnaa qoryaha AK 47 ee Raashiyaanka, iyadoo Doonidaasi ku soo wajahnayd Xeebaha Galmudug.

Doonidaasi ayaa la qabtay, kadib, markii ay aragtay Diyaarad Helikoptar oo duullimaad dhinaca Sirdoonka ku maraysay  Waqooyiga Badweyna Hindiya.

- Advertisement -

Qabashadaasi ayaa ahayd tii 2-aad oo ay Ciiddanka Caalamiga ku qabtaan doonyo hub u soo waday Somalia, iyadoo bilowgii bishan March ay Ciiddanka Badda Australia qabteen dooni waday shixnad hub oo ka koobnaa 1989 qoryaha AK 47, 100 Gantaalladaha Baasuukaha iyo Hoobiyayaal.

Doonidaasi ayaa la sheegay inay ka soo shiraacatay Xeebaha dalka Iiraan, iyadoo la sii daayey Badmaaxiinta Iiraaniyiinta ee la socotay Doonidaasi.

Dalka Somalia waxaa saaran cunaqabayn dhinaca Hubka kadib, markii ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM soo saareen bishii Janaayo ee sannadkii 1992-kii Qaraar tirsigiisu ahaa 733 oo Somalia lagu soo rogay cunqabatanya dhinaca Hubka, si looga hortago colaadihii xilligaasi socday iyo xaalladdii xumayd ee dhinaca Aadminimadda ee ka jirtay Somalia.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories