HomeWarar(SAWIRO): Afduubkii Diyaaradda Egypt Air oo la soo af-jaray iyo Afduubihii oo...

(SAWIRO): Afduubkii Diyaaradda Egypt Air oo la soo af-jaray iyo Afduubihii oo la qabtay

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Hadal kooban oo ay goor dhow soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Qubrus waxaa lagu sheegay in la qabtay Afduubihii haystay Diyaaradda ay leedahay Shirkadda Egypt Air.

War kooban oo Twitterka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Qubrus lagu qoray ayaa u dhignaa sidatan:

Its over. The arrested. # Egyptair

Sidoo kale, Twitterka Shirkadda Egypt Air ayaa lagu qoray warka ku saabsan in la qabtay Afduubaha

صرح مصدر مسئول بمصر للطيران أنه تم الأفراج عن جميع الرهائن والقبض على المختطف، هذا وسوف نوافيكم بآخر المستجدات أول بأول.

Ka hor inta aan la qabanin Ninka, waxaa la sheegay in mid ka mid ah La-haystayaasha uu ka soo baaxsaday Daaqadda halka laga hago Diyaaradda.

garoonka diyaaradda QUBRUS22 ISQARXIYAHA BOLISKA QUBRUS1 SAWIRKA AFDUUBKA00 SAWIRKA AFDUUBKA 3 AFDUUBAHA XAASKIISA HORE SAWIRKA AFDUUBKA4 SAWIRKA AFDUUBKA2 SAWIRKA AFDUUBKA1 SAWIRKA AFDUUBKA9 SAWIRKA AFDUUBKA6 SAWIRKA AFDUUBKA4

WQ. Qoraa Sare Ahmed Hagi Ugaaska.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories