HomeWararDEGDEG: Dareewalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka oo la afduubtay.

DEGDEG: Dareewalka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka oo la afduubtay.

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

Warar goor dhow soo gaaray Warqabaadka Radio Dalsan ayaa waxay sheegayaan in kooxo hubeysan ay qafaasheen Dareewalka Gaariga Khaaska ee Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Federalka.

Rag ku labisnaa Dareeska Ciiddanka Dowladda ayaa la sheegay inay goor dhow Isgoyska Degmadda Boondheere ka qafaasheen gaarigaasi, iyagoo moodayey inuu la socdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka.

Ma cadda ujeedada rasmiga ee ay dableydaasi u qafaasheen gaarigiisa iyo waxa ay ku sugan yihiin Dareewalka iyo qof kale ee lagu afduubtay gaarigaasi.

Saakayto ayey ahayd, markii ay kooxo hubeysan toogasho ku dileen Guddoomiyihii Suuqa Khudaarta Siinaay ee Degmadda Warta Nabadda, Cabdi Xalane Baaxuur.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories