HomeWararMaxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo helay Telefishino ay ka daawadan Wararka

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ee Xamar oo helay Telefishino ay ka daawadan Wararka

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay in ay ku guuleysten in Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar ay helan Telefishino ay daawan karan wararka,Ciyaaraha iyo Barnaamijyada Madadaalada. Sawiro laga soo qaaday Xabsiga ayaa muujinaya qaar kamid ah Maxaabiista oo ku fadhiya sariirta jiifka oo si deggan u daawanaya Wararka iyo […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay in ay ku guuleysten in Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar ay helan Telefishino ay daawan karan wararka,Ciyaaraha iyo Barnaamijyada Madadaalada.

mAXAABIIS

- Advertisement -

Sawiro laga soo qaaday Xabsiga ayaa muujinaya qaar kamid ah Maxaabiista oo ku fadhiya sariirta jiifka oo si deggan u daawanaya Wararka iyo Ciyaaraha kubada cagta.

WATCH

Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa sheegay in qaar kamid ah maxaabiista ay u sheegen in ay mararka qaar moodan ineyba ku sugan yihiin Xarun hoteel ah oo aysan ahayn dad maxaabiis ah maadama ay helen wax walba noloshooda ku tiirsan.

- Advertisement -

WATCH FRIENDLY MATCH

Qaar kamid ah Maxaabiista ayaa hore u helay waxbarasho bilaash ah tani ayaana noqoneysa talaaba wanaagsan oo ay hore u qaaden Taliska Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

NEWSSS

Latest stories