HomeWararShisheeye ku dhaawacmay dab qabsaday Hotel ku yaalla Hargeysa.

Shisheeye ku dhaawacmay dab qabsaday Hotel ku yaalla Hargeysa.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Faahfaahin dheeraad ayaa ka soo baxaysa dab abaarihii 04:00 saq-dhexe (Xilliga Salaadda Subax ka hor) ka kacay Hotelka Hargeyska oo ku yaalla faras-magaallaha Hargeysa. Dabka ayaa la sheegay inuu ka bilowday qeybta Kushiinka, xilli ay cunto-kariyayaasha ku hawlanaayeen Karinta Quraacda ee Macaamiisha Hotelka. Mid ka mid ah Shaqaalaha Yemeniyiinta ayaa la sheegay inay dhaawacyo soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faahfaahin dheeraad ayaa ka soo baxaysa dab abaarihii 04:00 saq-dhexe (Xilliga Salaadda Subax ka hor) ka kacay Hotelka Hargeyska oo ku yaalla faras-magaallaha Hargeysa.

Dabka ayaa la sheegay inuu ka bilowday qeybta Kushiinka, xilli ay cunto-kariyayaasha ku hawlanaayeen Karinta Quraacda ee Macaamiisha Hotelka.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Shaqaalaha Yemeniyiinta ayaa la sheegay inay dhaawacyo soo gaareen, kadib, markii uu ka soo booday Hotelka.

Ciiddanka Dab-damiska ayaa u soo gurmaday Hotelka uu daku ka kacay, waxayna ku guuleysteen inay damiyaan dabkaasi oo si xawli ah ku ololayey.

Hotelka ayaa la sheegay inuu u kireysan yahay Ganacsato Yemeniyiin ah, kuwaasi oo ka mid ah Yemeniyiinta qaxooti ahaanta ugu nool Hargeysa ee ka soo cararay dagaalladda ka socda dalkooda hooyo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts