HomeWarar(LA-YAABKA & SAWIRO): La-kulan Bakaylaha ugu weyn, uguna dheer Caalamka

(LA-YAABKA & SAWIRO): La-kulan Bakaylaha ugu weyn, uguna dheer Caalamka

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4 hiish (4ft and 4 inch). Qoyska dhaqaalaysta  Labadaasi Bakayle waxay sheegeen inay ku kharaj gareeyaan sannadkiiba lacag dhan 5,000 oo Geni (£5,000), waxayna cunaan 2,000 oo Karooto iyo 700 xabbo oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalladda Worcester ee Gobalka England ee dalka Britain waxaa ku nool Bakaylaha caalamka ugu dheer, kaasi oo dhererkiisu dhan yahay 4 cagood iyo 4 hiish (4ft and 4 inch).

Qoyska dhaqaalaysta  Labadaasi Bakayle waxay sheegeen inay ku kharaj gareeyaan sannadkiiba lacag dhan 5,000 oo Geni (£5,000), waxayna cunaan 2,000 oo Karooto iyo 700 xabbo oo Tufaax sannadkiiba.

- Advertisement -

Labada Bakayle ee ay Reerka haystaan ayaa u muuqda kuwo marka sheeda laga arko loo malaynayo inay Eey yihiin.

Bakaylaha ugu dheer waxaa lagu xaqiijiyey Buugga lagu qoro waxyaabaha La-yaabka ee Caalamka ee “The Guinness Record”.

BAKAYLE2 BAKAYLE5 BAKAYLE4 BAKAYLE3

- Advertisement -

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts