HomeWararAlshabaabkii ay Galmudug qabteen oo arad-baxay.

Alshabaabkii ay Galmudug qabteen oo arad-baxay.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maamul-gobaleedka Galmudug oo maalmahan dgaal kula jiray Alshabaab geeddi ahaa ayaa waxay maanta deeq dhar ah u qeybiyeen Maxaabiistii ay ku soo qabteen dagaalladdii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay Koonfurta Mudug. Maayarka magaalladda Gaalkacayo ee Galmudug, Xersi Yuusuf Barre ayaa maanta deeqdaasi u qeybiyey Maxaabiista Alshabaab, iyadoo ay deeqdaasi isugu jireen dhar iyo kabo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamul-gobaleedka Galmudug oo maalmahan dgaal kula jiray Alshabaab geeddi ahaa ayaa waxay maanta deeq dhar ah u qeybiyeen Maxaabiistii ay ku soo qabteen dagaalladdii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay Koonfurta Mudug.

Maayarka magaalladda Gaalkacayo ee Galmudug, Xersi Yuusuf Barre ayaa maanta deeqdaasi u qeybiyey Maxaabiista Alshabaab, iyadoo ay deeqdaasi isugu jireen dhar iyo kabo.

- Advertisement -

Maxaabiista ayaa ku qanacsanaa inay arad baxaan, maadaama ay hal joog oo labiska Alshabaab wateen tan iyo markii ay ka soo firxadeen dagaalkii ka dhacay qeybo ka mid ah Puntland.

si kastaba ha ahaatee, Maamulka Galmudug ayaa waxay dhowrayaan Sharciga Xuquuqda Maxaabiista Dagaalka ee Caalamiga.

DAAWO SAWIRADDA:

- Advertisement -

GM4 GM3 GM1GM000 GM7777 GM444 GM4 GM3
GM GM7

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts