HomeWararRa'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Garoowe

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland sida laga soo xigtay ila ku dhaw Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. U jeedada safarka Ra’iisul wasaare Sharmaarke ayaa lagu sheegay sidii uu Maamulka Puntland uga dhaadhicin lahaa qaadashada hanaanka 4.5 oo ay hore u diiden Maamulkasi. Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland sida laga soo xigtay ila ku dhaw Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

U jeedada safarka Ra’iisul wasaare Sharmaarke ayaa lagu sheegay sidii uu Maamulka Puntland uga dhaadhicin lahaa qaadashada hanaanka 4.5 oo ay hore u diiden Maamulkasi.

- Advertisement -

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa weli dadaal xoogan ugu jirta sida ay ku qancin lahayd Maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo mar ra’iisul wasaare ka soo noqday Soomaaliya.

Latest stories