HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Beledweyne

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Beledweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne Ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iney gaaren Magaalada islamarkaana aad loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii odayaasha gobolkasi uu ugu qancin lahaa iney toos uga qeybgalan shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe. Odayaasha dhaqanka […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne Ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iney gaaren Magaalada islamarkaana aad loogu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha ayaa dadaal xoogan ugu jira sidii odayaasha gobolkasi uu ugu qancin lahaa iney toos uga qeybgalan shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

- Advertisement -

Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa dhowr jeer hore u diiday wada hadalo iyo xal ka yimid dowlada federaalka,si loogu qanciyo ka qeybgalka shirkasi.

Dhawaan Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa isku dayay inuu xaliyo arintan balse wuu ku soo guul dareystay kadib markii ay gogosha ka kacen odayaashii reer Hiiraan.

Latest stories