HomeWararMaraykanka oo Kenya ka iibinayo Helikoptaro ay kula dagaalamaan Alshabaab.

Maraykanka oo Kenya ka iibinayo Helikoptaro ay kula dagaalamaan Alshabaab.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Dowladda Kenya ayaa qorsheynayso inay Maraykanka ka iibsadaan 5 Diyaaradaha Helicopters ee uu noocoodu yahay Huey II Standard Ma cadda kharajka lagu bixinayo Diyaaradahaasi, inkastoo ilo xog-ogaal sheegeen in halkii Helikoptar qiimihiisu dhaan yahay 6.4 million oo Dollar. Diyaaradahaasi oo ay 12 Askari raaci karaan waxaa loo adeegsadan karaa in Ciiddanka lagu daabulo iyo in […]

- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa qorsheynayso inay Maraykanka ka iibsadaan 5 Diyaaradaha Helicopters ee uu noocoodu yahay Huey II Standard

Ma cadda kharajka lagu bixinayo Diyaaradahaasi, inkastoo ilo xog-ogaal sheegeen in halkii Helikoptar qiimihiisu dhaan yahay 6.4 million oo Dollar.

- Advertisement -

Diyaaradahaasi oo ay 12 Askari raaci karaan waxaa loo adeegsadan karaa in Ciiddanka lagu daabulo iyo in loo adeegsado in lagu weeraro goobaha loo cayimo.

Tallaabadan ay Kenya ku iibsanayaan Diyaarado ay kula dagaalamaan Alshabaab ayaa timid dhowr isbuuc  kadib, markii ay Maraykanka siiyeen Dowladda  Kenya lacag dhan Hal Billion oo Shillinka Kenya oo loogu talagalay in loo adeegsado La-dagaalanka Alshabaab.

Huey II Standard 00

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories