HomeWararDEGDEG + SAWIRO: Qarax kale oo ka dhacay Bosteejadda Tareenadda ee Brussels...

DEGDEG + SAWIRO: Qarax kale oo ka dhacay Bosteejadda Tareenadda ee Brussels Metro Station

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Ugu yaraan 17 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Barasalis ee dalka Beljim. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in ugu yaraan 13 qof ku geeriyoodeen qaraxyadaasi, halka 35 kalena ku dhaawacmeen, waxaana laga cabsi qabaa inay sii korodho tirada dhimashadda. Afhayeenadda Garoonka Diyaaradaha ee Barasalis, Ankee Fransen ayaa sheegtay inay labo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 17 qof oo ku geeriyootay qaraxyo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Barasalis ee dalka Beljim.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in ugu yaraan 13 qof ku geeriyoodeen qaraxyadaasi, halka 35 kalena ku dhaawacmeen, waxaana laga cabsi qabaa inay sii korodho tirada dhimashadda.

- Advertisement -

Afhayeenadda Garoonka Diyaaradaha ee Barasalis, Ankee Fransen ayaa sheegtay inay labo qarax ka dhaceen Miiska wax lagu hubiyo ee Shirkadda American Airlines ku leeyihiin Garoonka abaarihii 08:00 aroornimo ee xilliga dalka Belgium.

Dhinaca kale, Qarax kale ayaa la soo weriyey inuu ka dhacay Bosteejadda laga raaco Tareenadda dhulka hoostooda mara ee Brussels Metro Station, kuna dhow Dhismaha ay deggan yihiin Hay’addaha Midowga Europe.

Bosteejadda ayaa la sheegay in la xiray, waxaa kaloo lagu kala yaacay o ola faarujiyey Jaamacadda Brussels iyo Goobaha Madxafka ee lagu kaydiyo waxyaabaha Dhaqanka ee Qaddiimiga ah.

- Advertisement -

Qaraxyaddan ayaa yimid afar maalin kadib, markii ay Ciiddanka Ammaanka Belgium iyo Faransiiska qabteen Saalax C/salaam oo ah ninka looga shakisan yhaay inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay weeraradi iay Daacish ka geysteen caasimadda dalka Faransiiska ee Paris bishii November ee sannadkii hore, kuan geeriyoodeen ugu yaraan 130-qof.

Emergency personnel are seen at the scene of a blast outside a metro station in Brussels, in this still image taken from video on March 22, 2016. REUTERS/Reuters TV

BELGIUM1 belgium police

Brussels Metro Station1Brussels Metro attack22

©Radio Dalsan

Latest stories