HomeCiyaarahaAaron Ramsey oo rajeynaya caawa mucjiso si ay Barcelona u reebaan

Aaron Ramsey oo rajeynaya caawa mucjiso si ay Barcelona u reebaan

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xiddiga Arsenal ee Aaron Ramsey ayaa aaminsan kooxdiisa iney caawa sameyn karto mucjiso kana soo kaban doonto guuldaradii 2-0 kulankii hore kasoo gaartay Barcelona. Laakiin Ramsey isaga saadaalinaya taas iney dhici karto ma ciyaarayo caawa oo waa uu dhaawacan yahay. Arsenal ayaan ka gudbin wareegan 16-ka lixdii xili ciyaareed ee la soo dhaafay. Messi ayaa […]

- Advertisement -

Xiddiga Arsenal ee Aaron Ramsey ayaa aaminsan kooxdiisa iney caawa sameyn karto mucjiso kana soo kaban doonto guuldaradii 2-0 kulankii hore kasoo gaartay Barcelona.

Laakiin Ramsey isaga saadaalinaya taas iney dhici karto ma ciyaarayo caawa oo waa uu dhaawacan yahay.

- Advertisement -

Arsenal ayaan ka gudbin wareegan 16-ka lixdii xili ciyaareed ee la soo dhaafay.

Messi ayaa Barcelona u dhaliyay labada gool ay kulankii hore ku badiyeen .

Ramsey  ayaa qaba hadii ay gool dhaliyaan bilowga ciyaarta iney habeenka caawa mucjiso ay sameyn doonaan.

- Advertisement -

Gunners waxaa ku filan 2-0 si waqti dheeri loogu daro ciyaarta.

Latest stories