HomeCiyaarahaRASMI: ku soo dhawoow Chelsea Mr Conte,Xiriirka Italy oo cadeeyay Conte inuu...

RASMI: ku soo dhawoow Chelsea Mr Conte,Xiriirka Italy oo cadeeyay Conte inuu tagayo

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta talyaaniga  Carlo Tavecchio ayaa xaqiijiyay in Antonio Conte uu ka tagi doono shaqadda tababarenimo ee Italy kadib markii uu dhamaado Euro 2016. Majaladda Goal ayaa fahamsan in tababarihii hore ee  Juventus uu qaban doono shaqadda kooxda Chelsea marka uu bilowdo xagaaga dambe, kadib markii ay soo shaacbaxen wararka sida aadka ah loola xiriirinayo shaqadda Stamford Bridge. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta talyaaniga  Carlo Tavecchio ayaa xaqiijiyay in Antonio Conte uu ka tagi doono shaqadda tababarenimo ee Italy kadib markii uu dhamaado Euro 2016.

Majaladda Goal ayaa fahamsan in tababarihii hore ee  Juventus uu qaban doono shaqadda kooxda Chelsea marka uu bilowdo xagaaga dambe, kadib markii ay soo shaacbaxen wararka sida aadka ah loola xiriirinayo shaqadda Stamford Bridge.

- Advertisement -

Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta talyaaniga ayaa hadalkaasi ka sheegay kullanka caadiga ah ee xiriirka, Tavecchio ayaa yiri: “Conte waa uu tagayaa kadib koobka European Championships.”

46-sano-jiran ayaa 2014-kii xilkan ka badalay macallin Cesare Prandelli waxaana uu xulka Azzurri uu sii heyn doonaa ilaa koobka European Championships xagaagan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts