HomeCiyaarahaAnder Herrera oo ku dhow inuu isaga tago Manchester United

Ander Herrera oo ku dhow inuu isaga tago Manchester United

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Kooxaha Juventus iyo Atletico Madrid ayaa doonaya iney la soo wareegaan xiddiga qadka dhexe Man United Ander Herrera marka uu dhamaado xili ciyaareedkan. Xiddigan ayaan boos joogta ah ka helin garoonka Old Trafford tan iyo markii uu kaga soo biiray Athletic Bilbao sanadkii 2014. 26 jirkan kuma qanacsana hab maamulka tababare Van Gaal. Herrera, ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha Juventus iyo Atletico Madrid ayaa doonaya iney la soo wareegaan xiddiga qadka dhexe Man United Ander Herrera marka uu dhamaado xili ciyaareedkan.

Xiddigan ayaan boos joogta ah ka helin garoonka Old Trafford tan iyo markii uu kaga soo biiray Athletic Bilbao sanadkii 2014.

- Advertisement -

26 jirkan kuma qanacsana hab maamulka tababare Van Gaal.

Herrera, ayaa dhaliyay shan gool xagaagan,waxaana uu heshiiskiisa United uu ku ekyahay 2018.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts