HomeCiyaarahaJames Milner oo shaki laga gelinayo kulanka caawa ee Liverpool iyo Man...

James Milner oo shaki laga gelinayo kulanka caawa ee Liverpool iyo Man United

Date:

Related stories

Sababta Arsenal iyo Manchester City looga saaray Wembley

Arsenal iyo Manchester City ayaa Community Shield-ka 2026 ku ciyaaraya Cardiff halkii Wembley, iyadoo la shaaciyay sababta kulanka looga wareejiyay garoonka caanka ah ee London.

Garsoore Cumar Cartan oo taariikh ka sameynaya UEFA Super Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabduqaadir Cartan ayaa maanta garsooraya UEFA Super Cup-ka u dhexeeya Paris Saint-Germain iyo Aston Villa,

Japan Oo Rajo Cusub U Abuurtay Dadka somalida Ilkaha Waayay si loogu abuuro ilko cusub

Cilmi-baarayaal Japan ah ayaa bilaabay tijaabooyin bini'aadam oo ku saabsan daawo loogu talagalay in dadka ka caawiso inay si dabiici ah u koraan ilko cusub,

Atlético Madrid oo isha ku haysa Jack Grealish

Atlético Madrid ayaa danaynaysa Jack Grealish, iyadoo mustaqbalkiisa Manchester City uu mugdi ku yahay.

James Milner ayaa shaki laga gelinayaaa inuu ciyaari karo kulanka caawa ay la ciyaarayaan Manchester United koobka Europa League wareegiisa 6-ka. Kooxahan ayaa ku ciyaari doona caawa garoonka Anfield saacada 11:05 habeenimo. Kabtan ku xigeenka kooxda ayaa waxaa uu qabaa hargab. Liverpool Echo waxaa ay leedahay tababare Jurgen Klopp ma gaarin go’aanka uu ku ciyaarsiinkaro […]

- Advertisement -

James Milner ayaa shaki laga gelinayaaa inuu ciyaari karo kulanka caawa ay la ciyaarayaan Manchester United koobka Europa League wareegiisa 6-ka.

Kooxahan ayaa ku ciyaari doona caawa garoonka Anfield saacada 11:05 habeenimo.

- Advertisement -

Kabtan ku xigeenka kooxda ayaa waxaa uu qabaa hargab.

Liverpool Echo waxaa ay leedahay tababare Jurgen Klopp ma gaarin go’aanka uu ku ciyaarsiinkaro caawa Milner.

Milner ayaa roose qaatay kulankii ugu dambeeyay Premier league ay guusha ka gaareen kooxda Crystal Palace.

Latest stories