HomeCiyaarahaAngel di Maria "waan u qalanay in Chelsea ka reebno Champions league

Angel di Maria “waan u qalanay in Chelsea ka reebno Champions league

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

 Angel di Maria ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalantay xalay iney u soo baxdo wareega siddeeda Champions league. PSG  ayaa labada lugba waxaa ay ku adkaatay 2-1. Isagoo la hadlayay Di Maria wabsetka Uefa waxaa uu yiri”Aad ayaan ugu faraxsanahay soo bixideena,inaga ayaa ciyaarta heysanay xalay,natiijada aan gaarnayna waan u qalanay ayuu yiri. PSG […]

- Advertisement -

 Angel di Maria ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalantay xalay iney u soo baxdo wareega siddeeda Champions league.

PSG  ayaa labada lugba waxaa ay ku adkaatay 2-1.

- Advertisement -

Isagoo la hadlayay Di Maria wabsetka Uefa waxaa uu yiri”Aad ayaan ugu faraxsanahay soo bixideena,inaga ayaa ciyaarta heysanay xalay,natiijada aan gaarnayna waan u qalanay ayuu yiri.

PSG ayaa haatan gaareysa wareega siddeeda Champions league mid kasta oo kamid ah afartii xili ciyaareed ee la soo dhaafay.

Latest stories