HomeWararTaliyaha Nabad sugida Degmada Cadalle iyo ku xigeenkiisa oo is toogtay

Taliyaha Nabad sugida Degmada Cadalle iyo ku xigeenkiisa oo is toogtay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka ka imaanaya Degmada Cadalle Ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Toogasho ay isku dileen Taliyaha Nabad sugida Degmadasi iyo ku xigeenkiisa sida Dalsan ay u sheegen Saraakiil Dowlada ka tirsan. Ila wareedyo ayaa Radio Dalsan u sheegay in Taliyaha iyo ku xigeenkiisa ay isku qabten lacago canshuur ah oo laga qaaday gaadiidka isticmaala […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Degmada Cadalle Ee gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in Toogasho ay isku dileen Taliyaha Nabad sugida Degmadasi iyo ku xigeenkiisa sida Dalsan ay u sheegen Saraakiil Dowlada ka tirsan.

Ila wareedyo ayaa Radio Dalsan u sheegay in Taliyaha iyo ku xigeenkiisa ay isku qabten lacago canshuur ah oo laga qaaday gaadiidka isticmaala Degmada Cadalle.

- Advertisement -

Waxa jira warar kale oo sheegaya in khilaafka uu bilaawday muran ku saabsan khaad halkan dhacdadana ay ahayd suuq khaadka lagu iibiyo.

Latest stories