HomeWararMaydka Nin Soomaali ah oo laga helay Xeebta dalka Koonfurta Afrika.

Maydka Nin Soomaali ah oo laga helay Xeebta dalka Koonfurta Afrika.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maydka  Nin Somali oo ay Badda soo tuftay ayaa laga helay Xeebta Starand ee Gobalka Western Cape ee dalkaasi. Mid ka mid ah shaqaalaha Machadka Qaranka ee Gurmadka Badda ee Koonfur Afrika (The National Sea Rescue Institute (NSRI)  ayaa helay maydkaasi oo la xaqiijiyey inuu ahaa Wiil dhallinyarro Soomaali ah oo la la’aa tan iyo […]

- Advertisement -

Maydka  Nin Somali oo ay Badda soo tuftay ayaa laga helay Xeebta Starand ee Gobalka Western Cape ee dalkaasi.

Mid ka mid ah shaqaalaha Machadka Qaranka ee Gurmadka Badda ee Koonfur Afrika (The National Sea Rescue Institute (NSRI)  ayaa helay maydkaasi oo la xaqiijiyey inuu ahaa Wiil dhallinyarro Soomaali ah oo la la’aa tan iyo galabnimaddii Khamiistii la soo dhaafay.

- Advertisement -

Marxuumka geeriyooday oo 20-jir ahaa ayaa la sheegay in la waayey, kadib, markii uu ku mirqay badda, xilli uu Khamiistii hore ku dabaalanayey Xeebta.

Qoyska Marxuumkaasi ayaa la sheegay inay Boliska gacan ka siinayaan baaritaanka Maydkaasi oo aan weli magaciisa la shaacinin.

Marxuumkaasi ayaa la sheegay inuu degganaa Degmadda Kuils River oo 25 Km dhinaca Bari kaga toosan magaalladda Cape Town.

- Advertisement -

WESTERN CAPE

©Radio Dalsan

Latest stories