HomeWarar(SAWIRO): Maleeshiyadda Garabka Bidix oo sheegtay weerarkii ka dhacay Istanbul.

(SAWIRO): Maleeshiyadda Garabka Bidix oo sheegtay weerarkii ka dhacay Istanbul.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Hadal qoraal oo la soo dhigay Websayt ku dhow Kooxda DHKP-C ayaa lagu sheegay inay ka dambeeyeen weerarkii ay labo haween oo hubeysan ku weerareen Bas ay Boliska lahaayeen oo marayey bartamaha magaalladda Istanbul.

“Waan idiin hambalyeynaynaa, Labadiina Haweenka Dagaalamayaasha Xornimo-doonka ee garbahooda ku qaaday weerarka” ayaa lagu yiri Qoraalkaasi.

Labo Haween oo hubeysnaa ayaa waxay rasaas iyo bambooyin la beegsadeen Boliska, ka hor inta aan lagu dilin israsaasayn ka dhacay guri ay gabaad ahaan u galeen.

Dhinaca kale, 3 Askari iyo 10 Maleeshiyo ka tirsan Kooxda PKK ayaa lagu dilay labo iska-horimaad oo ka dhacay K/bari ee dalka Turkiga, kuna dhow xuduudka dalka Syria.

istanbul5 istanbul 4 istanbul1istanbul 3

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories