HomeWararKenya oo Israel ka codsatay inay ka taageeraan La-dagaalanka Alshabaab.

Kenya oo Israel ka codsatay inay ka taageeraan La-dagaalanka Alshabaab.

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan La-dagaalanka Alshabaab, kadib, markii uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi. Ilo Diplomaasiyadeed oo ku sugan magaalladda Nairobi ayaa u sheegay Wargeyska The East Africa in Madaxda Kenya iyo Israel isla eegeen qaabka ay Israel uga taageeri lahaayeen Kenya La-dagaalanka Alshabaab, oo iyagu dhowr […]

- Advertisement -

Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan La-dagaalanka Alshabaab, kadib, markii uu Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi.

Ilo Diplomaasiyadeed oo ku sugan magaalladda Nairobi ayaa u sheegay Wargeyska The East Africa in Madaxda Kenya iyo Israel isla eegeen qaabka ay Israel uga taageeri lahaayeen Kenya La-dagaalanka Alshabaab, oo iyagu dhowr weerar ka geystay gudaha dalka Kenya.

- Advertisement -

Wargeyska The East Africa waxa uu qoray inay Israel horey uga qeyb galeen Hawlgalo ka dhan ah Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ee Gobalka, tan iyo wixii ka dambeeyey qaraxyaddii lala beegsaday  Hotelka Paradise oo ku yaalla magaalladda Mombasa ee sannadkii 2002-dii.

Ku-xigeenka Danjiraha Israel u jooga Kenya, Nadav Peldman ayaa tilmaamay inay diyaar u yihiin inay taageeraan Kenya iyo dalalkakale ee ka codsaday in laga taageero Dagaalka ka dhanka ah Kooxaha loogu yeero Argagixisadda.

©Radio Dalsan    

Latest stories