HomeWararGuddoomiyaha Degmadda Baraawe oo qarax lagu dhaawacay.

Guddoomiyaha Degmadda Baraawe oo qarax lagu dhaawacay.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Guddoomiyaha Degmadda Baraawe ee Gobalka Sh/hoose, Xuseen Barre Jeex ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay qarax miino oo saakayto loogu aasay meel ku dhow Xafiiskiisa.

Guddoomiyaha ayaa la sheegay inuu ka badbaaday miinadaasi, inkastoo la sheegay inuu soo gaaray dhaawac fudud.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxayo nooca qaraxa lagu dhaawacay Guddoomiyahaasi, iyadoo ay warar sheegayaan inay miino loogu aasay meel ku dhow Xafiiskiisa, halka warar kalena sheegayaan inay ahayd Bam Gacmeed laga soo tuuray Dhismo Dabaq ku hareer yaalla Xafiiskiisa.

Maamulka Degmadda Barre waxay kaloo sheegeen  inay qabteen dad lagu tuhunsan yahay inay maleegeen qaraxaasi, mana kala cadda in dadka la qabtay kuwii ka dambeeyey falkaasi iyo inay yihiin dad rayid oo aan ku lug lahayn qaraxyadda.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories