HomeWararCiiddanka Jarmalka ee ku sugan Somalia oo xilliga loo kordhiyey.

Ciiddanka Jarmalka ee ku sugan Somalia oo xilliga loo kordhiyey.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Xukuumadda Federalka ee dalka Jarmalka, waxay shalay Kulan ka yeesheen in Xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Jarmalka ee qeybta ka ah Taliska Ciiddanka Midowga Europe ee ka hawlgala gudaha Somalia. Golaha Wasiiradda Jarmalka, waxay oggolaadeen in muddo hal sanno ah loo kordhiyo Ciiddankaasi ee qeybta ka ah Saraakiisha Tababarka siiya Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed ee Somali National […]

- Advertisement -

Xukuumadda Federalka ee dalka Jarmalka, waxay shalay Kulan ka yeesheen in Xilliga loo kordhiyo Ciiddanka Jarmalka ee qeybta ka ah Taliska Ciiddanka Midowga Europe ee ka hawlgala gudaha Somalia.

Golaha Wasiiradda Jarmalka, waxay oggolaadeen in muddo hal sanno ah loo kordhiyo Ciiddankaasi ee qeybta ka ah Saraakiisha Tababarka siiya Ciiddanka Qaranka Soomaaliyeed ee Somali National Army (SNA).

- Advertisement -

Mudanayaasha Barlamaanka Jarmalka ee Bundestag ayaa horey u oggolaaday in Ciiddankaasi oo  tiradoodu dhan tahay 9 Askari loo diro Somalia, si ay uga mid noqdaan Taliska Midowga Europe ee Tababar-siinta Ciiddanka Somalia.

Dhinaca kale, Tiradda Guud ee Ciiddanka Jarmalka ee uu Barlamaanka Jarmalka oggol yahay in loo diro Somalia ayaa waxay dhan yihiin 20-Askari oo keliya.

©Radio Dalsan

Latest stories