HomeWararWar Saxaafadeed (Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda)

War Saxaafadeed (Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda)

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda. Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda […]

- Advertisement -

Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta Siyaasadda Qaran ee Arrimaha Dibadda.

Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waxa ay ku dhisan tahay tiirarka xoojiya nabad-gelyada iyo ammaanka qaran ee heer gobol iyo heer caalami ah, iyadoo ka qeybgal rasmi ah laga sameynayo diblomaasiyadda laba geesoodka iyo midda dhinacyada badan . oo uu barbar socdo fulinta waajibaadka la xiriira balamada, heshiisyada caalamiga iyo dhiirigelinta howlaha ganacsi iyo dhaqaale si loo gaaro horumar waara .

- Advertisement -

Waa Markii ugu horeysay Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la qoray, laguna saleeyay howl wadajir ah oo hubineysa nabadda , horumarka iyo barwaaqada gobolka iyo caalamka . dhabahan waa mid u suura-gelinaya Soomaaliya inay wax wadaag faa’ido leh sameyso si dawo loogu helo caqabadaha balaaran ee hortaagan dunida maanta sida horumar waara , ilaalinta deegaanka ,xuquuqda aadanaha iyo ka hortagidda argagaxisada .

Soomaaliya, iyadoo ka guul-keeneysa ujeeddooyinka Siyaasadda Arrimaha Dibadda, waxa ay la shaqeyn doontaa dhammaan dowladaha iyo Ururada wax wadaaga kala dhaxeeya si loo hubiyo fulin guul huwan oo ku qotanta aragtideena, si loo gaaro horumar qaran, mid gobol iyo mid caalami ah.

Siyaasadda Arrimaha Dibadda Soomaaliya waa mid cad dhex dhexaadnimadeeda iyo waajib gudashadeeda ee ah ilaalinta Madax banaanida, qaranimada iyo midnimada dalka Soomaaliya .

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories