HomeWararUhuru Kenyatta oo loogu baaqay in Ciiddanka Kenya laga soo daad-gureeyo gudaha...

Uhuru Kenyatta oo loogu baaqay in Ciiddanka Kenya laga soo daad-gureeyo gudaha dalka Somalia.

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Guddoomiyaha Degmadda Bomet ee dalka Kenya, Isaaq Ruro waxa uu ka codsaday Madaxweyne UHuru Kenyatta inuu ku baraarugsanaado sidii uu go’aan uga gaari lahaa in Ciiddanka Kenya laga wada soo saaro dalka Somalia.

ISAAQ RUTOIsaaq Ruto oo ahaan jirey Guddoomiyihii horeee Golaha Guddoomiyayaasha Goballadda waxa uu hadalkaasi ka sheegay mar uu  ka hadlayey Degmadda Kericho, wuxuuna tilmaamay in Askarta Kenyanka haatan loo aqoonsaday Ciiddamo duullaan ku qabsaday Somalia.

“Haddii ay inta badan dadka Soomaalida qabaan Aragtida ah inay Ciiddanka Kenya noqdeen Ciiddan dalkooda qabsaday, kadib, wax Ganacsi ah kuma haysano gudaha Somalia” ayuu yiri Isaaq Ruto.

Dhinaca kale, hadalkiisa ayaa ku soo beegmay iyadoo ay Siyaasiyiinta iyo Shacabka Kenya ku kala qeybsan yihiin Ciiddankooda ku sugan Somalia.

Baaqaasi ayaa waxa uu sii laba lixaadsaday tan iyo wixii ka dambeeyey Weerarkii ay Alshabaab bishii hore ee Janaayo 15-dii ku qaadeen Ciiddankii Kenya ee ku sugnaa Xeradda Degaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo, laguna dilay Askar Kenyan ah, kuwaasi  oo aan weli si rasmi ahaan loo xaqiijinin tiradooda.

 

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories