HomeWararXaalada Marka oo weli degan kadib markii Al Shabab ay la wareegen

Xaalada Marka oo weli degan kadib markii Al Shabab ay la wareegen

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wararka saakay ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Xaalada ay degan tahay lkn dadka deegaanka ay cabsi ka qaban Weerar ay soo qaadan AMISOM. Al Shabab ayaa shalay la wareegay Magaalada Marka oo ay isaga baxen ciidamada AMISOM ee ku sugnaa Magaalada maalin kadib markii ay sido kale Magaalada […]

- Advertisement -

Wararka saakay ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Xaalada ay degan tahay lkn dadka deegaanka ay cabsi ka qaban Weerar ay soo qaadan AMISOM.

Al Shabab ayaa shalay la wareegay Magaalada Marka oo ay isaga baxen ciidamada AMISOM ee ku sugnaa Magaalada maalin kadib markii ay sido kale Magaalada ka baxen Ciidamada Dowlada.

- Advertisement -

Halkan ka dhageyso Wareysi aan ka qaadnay qof goob jooge ah oo la hadlay Xalay Radio Dalsan:-

Latest stories