HomeWararWasaarada Amniga oo xaqiijisay iney Ciidamada Dib u qabsaden Marka

Wasaarada Amniga oo xaqiijisay iney Ciidamada Dib u qabsaden Marka

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Marka dib ugu soo laabatay gacanta Dowlada Soomaaliya sida uu ku soo qoray Bartiisa Twitter. Marko waxay ku jirtaa gacanta dawladda Soomaaliya. pic.twitter.com/DL4IjvzY9c — Abdikadir Ali Dini (@MinisterDini) February 6, 2016 Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa weerar xoogan ku qaaday Fariisimo ay shalay Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaashandhigga Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Magaalada Marka dib ugu soo laabatay gacanta Dowlada Soomaaliya sida uu ku soo qoray Bartiisa Twitter.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa weerar xoogan ku qaaday Fariisimo ay shalay Magaalada ka sameysten Al Shabab sida ay sheegen ila wareedyo lagu kalsoon yahay.

- Advertisement -

Dagaal xoogan ayaa saakay ka dhacay Duleedka Magaalada Marka iyada oo ay Ciidamada Dowlada ay dib u qabsaden goobihii ay shalay ay la wareegen Kooxda Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts