HomeWararWareysi gaar ah: Wasiir Jangali '' Bam ayuu ahaa Qaraxii Diyaarada Daallo...

Wareysi gaar ah: Wasiir Jangali ” Bam ayuu ahaa Qaraxii Diyaarada Daallo Airlines”

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Cali Axmed Jangali ayaa ku sheegay Wareysi gaar ah oo uu siiyay Radio Dalsan in Qaraxii Diyaaradii Daallo Airlines uu ahaa Qarax loo adeegsaday Laptop lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa. Wasiirka ayaa sheegay in Baaritaan ay Markii hore sameeyen Hey’addaha Amniga Soomaaliya iyo baaritaano kale oo ay sameeyen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Cali Axmed Jangali ayaa ku sheegay Wareysi gaar ah oo uu siiyay Radio Dalsan in Qaraxii Diyaaradii Daallo Airlines uu ahaa Qarax loo adeegsaday Laptop lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa.

Wasiirka ayaa sheegay in Baaritaan ay Markii hore sameeyen Hey’addaha Amniga Soomaaliya iyo baaritaano kale oo ay sameeyen Dalalka kale Ee Xiriirka la leh Soomaaliya ay ka soo baxen Natiijoyin isku mid ah.

- Advertisement -

Jangali waxa uu ku dhawaaqay in Dowlada Soomaaliya ay Shacabka Soomaaliyeed ku wargelinayso in Waxii ka dhex qarxay Diyaarada Daallo uu ahaa Qarax loogu talo galay in lagu dilo Rakaabkii Diyaarada,laguna burburiyo Diyaarada.

Waxa uu intaasi ku sii daray in Dowlada Soomaaliya ay soo gudbineyso Natiijada oo dhameystiran lkn imminka ay gudbinayan oo kaliya Natiijo horu dhac ah.

Ciidamada Amniga ayaa xiray dad badan oo lala xiriirinayo Qaraxii Diyaarada Daallo Airlines waxana jira warar sheegaya in Dadkasi ay kamid yihiin Saraakiil ka Howlgaleysay Garoonka Diyaaradaha Aden Adde.

- Advertisement -

Halkan Hoose ka dhageyso Wareysiga:-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts