HomeWararDEG DEG: Wasiirka Duulista '' Bam lagu xiray Laptop ayuu ka dhashay...

DEG DEG: Wasiirka Duulista ” Bam lagu xiray Laptop ayuu ka dhashay Qaraxii Daallo”

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasiirka Duulista iyo Hawada Xukuumada Soomaaliya Cali Jamac Jangali ayaa sheegay in Qaraxii Diyaarada Daallo Airlines uu ka dhashay Waxyaabaha Qarxa oo lagu soo xiray Kombuyuutar (Computer) Laptop ah. Wasiirka oo Saxafiyiinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in qofkii ka dambeeyay Qaraxa uu sitay Laptop ay ku xirnayen Waxyaabaha Qarxa.

- Advertisement -

Wasiirka Duulista iyo Hawada Xukuumada Soomaaliya Cali Jamac Jangali ayaa sheegay in Qaraxii Diyaarada Daallo Airlines uu ka dhashay Waxyaabaha Qarxa oo lagu soo xiray Kombuyuutar (Computer) Laptop ah.

Wasiirka oo Saxafiyiinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in qofkii ka dambeeyay Qaraxa uu sitay Laptop ay ku xirnayen Waxyaabaha Qarxa.

Latest stories