HomeWararCirbixiyeen u dhashay Maraykanka oo dayaxa dul-tegay oo geeriyooday.

Cirbixiyeen u dhashay Maraykanka oo dayaxa dul-tegay oo geeriyooday.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Cirbixiyeenkaasi oo lagu magacaabo Edgar Dean Mitchell ayaa la sheegay inuu geeriyooday saacado ka hor markii loo dabaal degi lahaa 45-sanno guuradii ka soo wareegtay markii Dayax-gacmeedkii Apolo 14  ku degay Dayaxa dushiisa bishii Feberaayo 5-dii ee sannadkii 1971-kii.

Cirbixiyeenkaasi oo 85 jir ahaa ayaa la sheegay inuu  ku geeriyooday Xarun lagu hayo dadka da’da oo ku taalla Gobalka Folorida.

Wakaalladda Duulista Hawada Sare Maraykanka ee NASA waxay ku tilmaamtay Cirbixiyeenkaasi Nin Geesi ahaa.

Wargeyska Palm Beach Post waxa uu qoray inuu Edgar Dean Mitchell ka mid yahay  6 Cirbixiyeen oo ay  u suurtogashay inay ku dul socdaan Dayaxa dushiisa, waxaana ahaa Cirbiixiyeenka keliya ee dayax ku dul socday muddo 33 saacadood.

Edgar Dean Mitchell2 Edgar Dean Mitchell4 Edgar Dean Mitchell3 Edgar Dean Mitchell1 EDGAR2 Edgar Dean Mitchell00001

©Radio Dalsan     

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories