HomeWararDucada Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ku Xanuunsanaya Dalka Hindiya

Ducada Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ku Xanuunsanaya Dalka Hindiya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culumada ugu caansan dhinaca Diinta islaamka Ee Dhulka Soomaalida ayaa imminka ku xanuunsanaya Wadanka Hindiya. Allaha Caafiye Sheekha ayaa Qaliin looga sameeyay Kilida isaga oo imminkana ku jira Cusbitaal ku yaalla Magaalada Hyderabad Ee Dalka Hindiya. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa soo dhigay Bartiisa Facebook qoraal iyo sawiro […]

- Advertisement -

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culumada ugu caansan dhinaca Diinta islaamka Ee Dhulka Soomaalida ayaa imminka ku xanuunsanaya Wadanka Hindiya.

Allaha Caafiye Sheekha ayaa Qaliin looga sameeyay Kilida isaga oo imminkana ku jira Cusbitaal ku yaalla Magaalada Hyderabad Ee Dalka Hindiya.

- Advertisement -

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa soo dhigay Bartiisa Facebook qoraal iyo sawiro muujinaya Xanuunkiisa.

Asc.wrx wbr Alle ayaa mahad dhamaanteed mudan oo iska leh,kadibna waxaan u mahad celinayaa dhammaan culimadii iyo…

Posted by Sh maxamed umal on Thursday, February 4, 2016

Dadka Soomaalida ayaa bilaabay in Barta Facebook ay duco uga diran Sheekha oo kamid ah Culumada aadka loogu tixan yahay Daruusta Diiniga oo uu Bulshada u jeediyo.

Sheikh Maxamed cabdi umal wuxuu ka mid yahay culimada somaliyeed ee umadeena somaliyeed kureeyeen rabi haynoo sooo samo…

Posted by Sheikh Said Rageah on Thursday, February 4, 2016

Asc. mahad dhan alle ayay u sugnaatay sawiradan waa sheikhanaa al fadil sheikh.mohamed abdi umal xafidahullaah.waxa uu…

Posted by Soomaali Youth TV on Thursday, February 4, 2016

Sheekhu waa fiicanyahay sawirkana laga qaaday qalliinka ka dib Alxamdulilah

Posted by Sh’Mohamed Idris on Thursday, February 4, 2016

Allaha caafiyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxa uu kamid yahay Culumada ay wax badan ka bartan dadka Soomaalida.

- Advertisement -

Xuseen Maxamed

Xuseenmaxamed1990@gmail.com

Latest stories