HomeWararDaacish oo qorsheynaysa inay Wilaayadda Geeska Afrika kaga dhawaaqaan dalalka Bariga Afrika.

Daacish oo qorsheynaysa inay Wilaayadda Geeska Afrika kaga dhawaaqaan dalalka Bariga Afrika.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hay’adda Caddaaladda iyo Horumarka oo ka mid ah Hay’addaha u dhuun duleela Daraasaadka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ayaa shaaciyey inay Kooxda Daacish qorsheynayaan inay ku soo faafaan dalalka Somalia, Jabuuti, Kenya, Ethiopia iyo  Eritrea, si ay uga dhistaan Maamul iyaga hoos tagi doona ooo ay ugu magac dareen Walaayadda Geeska Afrika. Warbixin ay Hay’addu ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Caddaaladda iyo Horumarka oo ka mid ah Hay’addaha u dhuun duleela Daraasaadka Kooxaha loogu yeero Argagixisadda ayaa shaaciyey inay Kooxda Daacish qorsheynayaan inay ku soo faafaan dalalka Somalia, Jabuuti, Kenya, Ethiopia iyo  Eritrea, si ay uga dhistaan Maamul iyaga hoos tagi doona ooo ay ugu magac dareen Walaayadda Geeska Afrika.

Warbixin ay Hay’addu ka soo saartay Xaruntooda Dhexe ee ku taalla caasimadda dalka Masar ee Qaahira  ayey ku sheegtay inay Daacish bilaabeen inay ka soo hayaamaan dalalka Syria iyo Iraq oo ay kala kulmaan Guluf culus, taasi oo khasabtay inay indha-indheyn ku sameeyaan Dalalka kale ee ay ka hawlgeli karaan.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa lagu muujiyey inay Daacish doonayaan inay Maleeshiyo ka qortaan Dhallinyarada Afrikaanka ee saboolka ah si ay dagaalo uga bilaabaan dalalkaasi, iyadoo Daacish qorsheynaso haddii ay ku guuleystaan Dhismaha  Walaayadda Geeska Afrika inay gacanta ku dhigaan Gacan-biyoodka Baabul-mandab iyo Badda Cas.

Dhinaca kale, Afhayeenka Hay’adda Caddaaladda iyo Horumarka, Zaydaan Alqan’ii ayaa xusay inay Daacish ku talamayaan inay Walaayado lagu kala magacaabo Walaayadda Imaaradda Xeebta ka yegleelaan dalka Libiya, si ay awood ugu helaan inay qabsadaan dalalka Algeria, Morocco iyo Tunisia, kadibna ay weeraro ku galaan Gacan-biyoodka Jabal Daariq ee isku xira Afrika iyo Europe.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts