HomeWararDowladaha Somalia iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan Xujeeyda...

Dowladaha Somalia iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay arrimo ku saabsan Xujeeyda Soomaalida.

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/qaadir Ali Ibrahim “Baqdaadi” oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay dalka Sacuudiga waxa uu shalay la kulmay Wasiirka Xajka ee dalkaasi, Dr. Bandar Bin Maxamed Xajar. Wargeyska Alriyadh ayaa qoray inay Labada Wasiir kulan ku yeesheen caasimadda dalkaasi ee Riyadh, kana wada hadleen Xiriirka Labada Waddan iyo […]

- Advertisement -

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federalka Somalia, C/qaadir Ali Ibrahim “Baqdaadi” oo maalmahan booqasho hawleed ku joogay dalka Sacuudiga waxa uu shalay la kulmay Wasiirka Xajka ee dalkaasi, Dr. Bandar Bin Maxamed Xajar.

Wargeyska Alriyadh ayaa qoray inay Labada Wasiir kulan ku yeesheen caasimadda dalkaasi ee Riyadh, kana wada hadleen Xiriirka Labada Waddan iyo qoddobo kale.

- Advertisement -

Kulanka Labada Wasiir waxaa kaloo lagu soo qaaday arrimo la xiriira Dadka Soomaalida ee soo xajinayo.

Wargeysku faahfaahin kama bixin nuxurka Qoddobkaasi iyo haddii ay jiraan Go’aano khuseeya Xujeyda Soomaalida ee sannad kasta Sacuudiga u taga si ay u soo gutaan Waajibaadka Xajka iyo Cumradda.

Dhinaca kale, Dowladda Sacuudiga waxay aad u xakamaysay Tiradda Xujeyda sababo dhinaca Ammaanka iyo Saxmadda la dareemo  Dawaafka Xujeyda ee Xilliyadda la gudanayo Waajibaadka Xajka ee sannadkiiba.

- Advertisement -

©Radio Dalsan      

Latest stories