HomeWararDEG DEG: Diyaarada Daallo oo ku soo dhacday Garoonka Aadan Cadde

DEG DEG: Diyaarada Daallo oo ku soo dhacday Garoonka Aadan Cadde

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Sida Wararka ay sheegayan ugu yaraan 5 ruux ayaa ku dhawaacantay kadib markii ay diyaarada Daallo Airline ku soo dhacday Garoonka Aadan Cade Ee Magaalada Muqdisho.

Diyaarada ayaa la sheegay iney cilad soo wajahday wax yar uun kadib markii ay ka duushay Garoonka sida Dalsan uu u sheegay Sarkaal ka tirsan Garoonka Aadan Cade.

Diyaarada ayaa ku sii socotay Dalka Jabuuti ka hor inta uusan dab ka kicin gudaha Diyaarada,waxaana imminka socda Baaritaan lagu xaqiijinayo waxa sababay dabka inuu yahay Qarax iyo in cilad kale ay jirtay.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories