HomeWararDAAWO SAWIRADA: Dabkii ka kacay Matoorka Diyaaradda Daallo Airlines

DAAWO SAWIRADA: Dabkii ka kacay Matoorka Diyaaradda Daallo Airlines

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Diyaaraddii Shirkadda Daallo Airlines ee barqanimaddii maanta uu dabka ka kacay iyadoo kumanaan mitir dhulka u jirta ayaa si nabad ah u soo caga dhigatay Garoonka Adaan Cadde ee magaalladda Muqdisho, oo ay markii hore ka hinqatay. Maamulka Shirkadda Daallo Airlines waxay sheegeen inay  wada bad-qabaan 74-kii Rakaab ee la socday Diyaaradaasi oo ku sii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaraddii Shirkadda Daallo Airlines ee barqanimaddii maanta uu dabka ka kacay iyadoo kumanaan mitir dhulka u jirta ayaa si nabad ah u soo caga dhigatay Garoonka Adaan Cadde ee magaalladda Muqdisho, oo ay markii hore ka hinqatay.

Maamulka Shirkadda Daallo Airlines waxay sheegeen inay  wada bad-qabaan 74-kii Rakaab ee la socday Diyaaradaasi oo ku sii jeeday dalka Jabuuti.

- Advertisement -

Diyaaradda oo nooceedu ahaa Airbus A321 ayaa waxa soo gaaray waxyeello uu sababay dabka oo ku faafay gudaha Diyaaradda.

Wuxuu kaloo dabka god ka duleeliyey agagaarka garabka Matoorka, sida aad ka dheehan kartaan Sawiradda hoose:

SAWIRKA DIYAARADDA DAALLO1 SAWIRKA DIYAARADDA DAALLO 03

- Advertisement -

SAWIRKA DIYAARADDA DAALLO 002

sawirka daallo airlines005

©Radio Dalsan     

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts