HomeWarar(SAWIRO): Hardanka Maroodi iyo Lo’ Kisi (Buffalo).

(SAWIRO): Hardanka Maroodi iyo Lo’ Kisi (Buffalo).

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xeradda lagu xannaaneeyo Duur-joogta ee Massai Mara ee dalka Kenya waxaa ku nool Xayawaanaadkii ugu khatarsan Duur-joogta. Sawir-qaade lagu magacaabo Kimberly Maurer oo 56 jir oo Safar Dalxiis ku marayey Xeradaasi ayaa waxa uu Sawiro La-yaab mudan ka soo qaaday Hardan dhex maray Maroodi iyo Lo’ Kisi “Buffalo”. Hardanka Labadaasi Xayawaan ayaa waxa ugu daran […]

- Advertisement -

Xeradda lagu xannaaneeyo Duur-joogta ee Massai Mara ee dalka Kenya waxaa ku nool Xayawaanaadkii ugu khatarsan Duur-joogta.

Sawir-qaade lagu magacaabo Kimberly Maurer oo 56 jir oo Safar Dalxiis ku marayey Xeradaasi ayaa waxa uu Sawiro La-yaab mudan ka soo qaaday Hardan dhex maray Maroodi iyo Lo’ Kisi “Buffalo”.

- Advertisement -

Hardanka Labadaasi Xayawaan ayaa waxa ugu daran qaabka Maroodiga u qaaday Lo’da oo culayskeeda ahaa in ka badan 500 oo Kiilogaram.

Sawir-qaade Kimberly Maurer waxa uu sheegay inuu Sawirkan yahay midka ugu yaabka badan Sawiraddii aan weligay qaaday Nolosheyda.

Sidoo kale, Sawir-qaadaha waxa kale oo uu bilowgii bishii hore Sawirro ka soo qaaday Xeradda lagu hayo Duur-joogta ee Mara Mara ee dalka Koonfurta Afrika.

- Advertisement -

Waxaa sawirkaasi ka muuqda Lo’ Kisi  ama Buffalo u gacan gashay 5 Libaax, kuwaasi oo ugu dambeyntii feentay Hilibkeeda.

DAAWO SAWIRADDA:
MAROODI 1

MAROODI 3 MAROODI 4

MAROODI 4 MAROODI 3

BUFFALO 3 BUFFALO1 BUFFALO2

 

 Waxaa Turjumay: Axmed Xaaji Ugaaska 

©Radio Dalsan

Latest stories