HomeWararBan Ki-moon iyo Uhuru Kenyatta oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia iyo...

Ban Ki-moon iyo Uhuru Kenyatta oo ka wada hadlay Arrimaha Somalia iyo Hawlgalka AMISOM.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon iyo Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta waxay Kulan ku yeesheen Xarunta Dhexe ee Ururka Midowga Afrika oo ku taalla magaalladda Addis Abeba, halkaasi oo ay Madaxda Dowladaha Afrika maalintii labaad ku leeyihiin Shirkoodii 26-aad.

Madaxweynaha Kenya waxa uu ugu baaqay QM inay kordhiyaan Taageeradda Hawlgalka AMISOM, lana dedejiyo Mushaaraadka Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo shalay Khudbad ka jeediyey Kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika, Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in wax laga beddelo Sharciga ay AMISOM ku hawlgalaan, isla markaana laga fekero Qaabka AMISOM loogu qeybiyo Qeybaha ay ka hawlgalaan..

Madaxweynaha Kenya waxa uu carrabka ku hduftay in la gaaaray xilligii Isbedel lagu samayn lahaa Awoodda Shaqo ee AMISOM, loona oggolaado Ciiddanka u itaal sheegtaan Alshabaab, si ay Dowladda Federalka uga soo kabato Maamulka Xuduudka Gudaha.

Madaxweynaha Kenya waxa uu qiray inay Alshabaab bedeleen Xeeladihii Dagaalka, isla markaana loo baahan yahay inay Ciiddamadda Ammaanka ee dalalka deriska, gaar ahaan AMISOM loo baahan yahay inay qaadaan Tallaabooyinka muhiimka ah.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Kenya waxa uu ka hadlay Weerarkii Alshabaab ay labo isbuuc ka hor ku qaadeen Ciiddankii Kenya ee ku sugnaa Deegaanka Ceel-cadde, wuxuuna xusay inuu Weerarkaasi muujinayo inay Somalia tahay Saaxadda waxa uu ugu yeeray Argagixisadda.

©Radio Dalsan    

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories