HomeWararFarsama-yaqaan ka tirsan Shirkadda EgyptAir oo loo xiray qarixii burburiyey Diyaaraddii Raashiya

Farsama-yaqaan ka tirsan Shirkadda EgyptAir oo loo xiray qarixii burburiyey Diyaaraddii Raashiya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ilo dhinaca ammaanka ayaa la sheegay in Ninkaasi lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey Bamkii lagu qarxiyey Diyaarad Rakaab oo laga lahaa Raashiya, taasi oo dabayaaqadii bishii Oktoobar ee sannadkii hore, kuna geeriyoodeen 224-kii ee la socday Diyaaradaasi. Ninka Farsama-yaqaanka ee la xiray ayaa la sheegay inuu qaraxaasi u soo dhiibay nin ay ilmo adeer […]

- Advertisement -

Ilo dhinaca ammaanka ayaa la sheegay in Ninkaasi lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyey Bamkii lagu qarxiyey Diyaarad Rakaab oo laga lahaa Raashiya, taasi oo dabayaaqadii bishii Oktoobar ee sannadkii hore, kuna geeriyoodeen 224-kii ee la socday Diyaaradaasi.

Ninka Farsama-yaqaanka ee la xiray ayaa la sheegay inuu qaraxaasi u soo dhiibay nin ay ilmo adeer yihiin oo ka tirsan Kooxda Islaamiyiinta Masar ee gacan-saarka la leh Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Wakaalladda Wararka ee REUTERS oo warkan baahisay waxay kaloo sheegtay in Ninka Makaanikadda lala xiray Labo Askari iyo Nin Xamaali ah, kuwaasi oo ka hawlgala Garoonka Diyaaradaha ee Sharma-sheekh.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Masar iyo Shirkadda Diyaaradaha Masar ee EgyptAir wey beeniyeen in dad loo xiray Qarixii Diyaaradii Raashiyaanka ee ku burburtay Hawada Masar dabayaaqadii bishii October ee sannadkii hore.

Qalabka loo adeegsaday in Diyaaradaasi lagu qarxiyo ayaa ah maadada IED ee laga farsameeyo waxyaabaha qarxa oo lagu soo cabeeyey qasaca nooca sharaabka hoos ka muuqda

- Advertisement -


russian airliner

russia air

diyaaraddiic

 

©Radio Dalsan       

 

 

Latest stories