HomeWararMid ka mid ah Kooxihii shalay weerartay Masjid ku yaalla Sacuudiga oo...

Mid ka mid ah Kooxihii shalay weerartay Masjid ku yaalla Sacuudiga oo isagoo dhawaac la qabtay.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga, Jeneral Mansuur Al-turki ayaa sheegay in la qabtay mid ka mid ah kooxihii shalay weerarat Masjid ku yaalla Degmadda Alxsa, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen 4 qof, iyado o18 kalenaku dhaawacmeen. Afhayeenka oo la hadlay Telefishinka CNN waxa uu tilmaamay inay labo Maleeshiyo shalay soo weerareen Masjidka, xilligii la tkunayey […]

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga, Jeneral Mansuur Al-turki ayaa sheegay in la qabtay mid ka mid ah kooxihii shalay weerarat Masjid ku yaalla Degmadda Alxsa, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen 4 qof, iyado o18 kalenaku dhaawacmeen.

Afhayeenka oo la hadlay Telefishinka CNN waxa uu tilmaamay inay labo Maleeshiyo shalay soo weerareen Masjidka, xilligii la tkunayey Salaadda Jimcaha, iyadoo mid ka mid ah Is-qarxiyey, halka midka kalena ay Ciiddanka Ammaanka dhaawaceen, lana qabtay.

- Advertisement -

Eedeysanahaasi ayaa la sheegay inuu xirnaa Suunka loogu talagalay in lagu fuliyo Falalka Is-qarxinta.

Jeneral Alturki waxa uu weerarkaasi ku tilmaamay Fal Argagixiso oo Fashilmay, mana jirto koox sheegatay inay ka dambeeyeen weerarkaasi oo  ahaa kii 4-aad ee lagu qaado Masid ku yaalla Sacuudigatan iyo bishii May ee sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Latest stories